Baraqoon

2da daqiiqo ee soo socota waxay badalaysaa noloshaada.

Internate-ka in aad lacag ka samaysid aad bay u fududahay
Markaad ka baratid barayaasheena aad-ka u tababaran

Bilow ganacsi online ah oo guulaysta

Si’aad u bilowdid uma baahnid kumanaan dollar waxaad ku bilaabi kartaa $100

Bilow ganacsi online ah oo guulaysta

Si’aad u bilowdid uma baahnid kumanaan dollar waxaad ku bilaabi kartaa $100

Boqolaal qof ayaa bilwalba bilaabaya ganacsiga e-commerce-ga

Alaabaha laxayeesiinayo ee kaaga soo horbaxa facebook iyo tiktok waa ganacsiyo dhab ah oo ay bilaabeen dad kula mid ah

Si'aad u bilowdid ganacsigaaga waa in aad baratid xirfadaha
digital-ka ah

Qaabka Wax Barideena

Si ficil/paratical ahaan ah ayaad u baraynaysaa qaabki aad u samayn lahayd lacag ma ahan qoraal la akhrinayo
Marka aad ka mid noqotid xubnaha baraqoon isla markaas waxaan xooga saareenaa qaabki aad u sameen lahayd faa'idoyin-kaaga kuugu horeeyay

Natiijo dhab ah

Hadii aad 100% ku bixisid dadaalkaaga oo aadan samayn wax faa’ido ah 

Ogow ma jirto wax aad khasaaraysid

waxaan kuu celinaynaa lacagti aad isku diiwaangalisay

Waxaad kasbanaysaa lacag aad u fara badan markaad baratid

waxaan ku barayaynaa sida dhabta ah ee aad u bilaabi kartid Ganacsig digital-ka ah

Haddi aad hore u garanaysay ma aadan joogi lahayn boggaan.

Hadaba wili waad haysataa wakhti. kafaa’idayso fursadaan oo ha khasaarin.

hada ka bax
shaqa la,aanta

hada ka bax
shaqa
la'aanta

Ardayda Baraqoon Waa guulaystayaal sababtoo ah waxay qaadaan tallaabo. Waxaan ku tusi doonaa waddo la xaqiijiyay oo aad ku guulaysanaysid.
Laakiin sida ay u jiraan guulaysteyaal waxaa u jira guuldareesteyaal.
Waa maxay farqiga u dhaxeeya labadaas?
Mid wuxuu ka Faa,idaystaa fursad kasta ma jirto mid uu dayacay oo uu ka qoomameeyo.
Halka midka kale uunan ka faa'idaysan fursadaha oo uu dayaco. Hadaba midkee tahay adiga?
Si kastaba ha ahaatee, baraqoon waxay haysataa guuleystayaasha.Kaliya $13.99 ayaad ku helaysaa wax walba , Mana jirto wax aad khasaaraysid.
Hadaba markaan waa markaagii ee ha lumin fursadaan.

$20 Lacagta Gelitaanka

U Hel Si Buuxda

Rukumo warbixinadeena isla hada

Si aad u kordhisid aqoonta aad u leedahay e-commerce-ga.

Su'aalaha kugu soo dhicikara

Hadaan hada bilowdo isla hada masamenkaraa lacag

adiga ayay kugu xirantahy markad bilabatid barashada isbuuc waxkayar ayaad ku bilaabi kartaa in aad lacag samaysid.

Lacag aan ku bilaabo miyaan u baahanahay

khasab ma ahan.

badanaa ardaydeena waxay doortaa qaybta affaraad oo lagu baranayo qaabki aad u bilaabi lahayd ganacsi online ah adiga oon lacag haysan

wax badan kama aqaani isticmaalka internate-ka. dhib miyay igu noqonaysaa

dabcan maya.

waxaan halkaan ujoognaa in aan ku barno bilow ilaa dhamaad oo aan ku hagno

xiliga aan rabo maqaadan karaa casharada

Dabcan haa.

wakhtiga aad jeceshahay ayaad qaadan kartaa casharada. subax duhur galab ama habeenba

Si'aan u barto ma waxaan u baahanahay computer?

Maya

khasab ma’ahan in aad haysatid computer talefonkaaga ayaa kuugu filan oo aad ku baran kartaa.