2da daqiiqo ee soo socota waxay badalaysaa noloshaada.
Internate-ka in aad lacag ka samaysid aad bay u fududahay
Markaad ka baratid barayaasheena aad-ka u tababaran

Qaabka Wax Barideena




waa maxay baraqon


Baro xirfadaha
digital-ka ah
Ganacsiyada Aan Ku Barayno:
- waa online ahaan
- kuma xirna halka aad joogtid
- kumanaan dolar ayaad ka samayn kartaa bil walba



Hel natiijo dhab ah
Hadii aad 100% ku bixisid dadaalkaaga
oo ugu yaraan aadan dib u helin lacagti
aad isku diiwaangalisaywaa laguu celinayaa
Waxaad kasbanaysaa lacag aad fara badan markaad baratid
waxaan ku sii naynaa sida dhabta ah ee aad u bilaabi kartid
Ganacsig digital-ka ah
Haddi aad hore u garanaysay
ma aadan joogi lahayn boggaan.
hada ka bax
shaqa la,aanta
hada ka bax
shaqa
la,aanta


U Hel Si Buuxda
$13.99Lacagta Gelitaanka
$6.99 bil kasta
- Casharro fudud oo tallaabo tallaabo ah
- Hagid joogto ah
- Shabakad gaar ah oo ay ku kulmaan ardayda
- Sheeko, dood iyo caawimo
- Khibrad looma baahna
- Qiimaha waa intaas weligiis
su'aalaha kugu soo dhici kara
Hadaan hada bilowdo isla hada masamenkaraa lacag
adiga ayay kugu xirantahy markad bilabatid barashada isbuuc waxkayar ayaad ku bilaabi kartaa in aad lacag samaysid.
Lacag aan ku bilaabo miyaan u baahanahay
khasab ma ahan.
badanaa ardaydeena waxay doortaa qaybta kowaad oo lagu baranayo qaabki aad u bilaabi lahayd ganacsi online ah adiga oon lacag haysan
wax badan kama aqaani isticmaalka internate-ka. dhib miyay igu noqonaysaa
dabcan maya.
waxaan halkaan ujoognaa in aan ku barno bilow ilaa dhamaad oo aan ku hagno
xiliga aan rabo maqaadan karaa casharada
Dabcan haa.
wakhtiga aad jeceshahay ayaad qaadan kartaa casharada. subax duhur galab ama habeenba
Marka aad baratid xirfadahaan waxaad awood u yeelanaysaa in bilwalba aad samaysid boqolaal dollar,
Anaga oo si talaabo talaabo ah kuu tusayna wadadi aad u mari lahayd.
Xirfadaha aad naga baranaysid
Alibaba
Qaabki aad uga aadeegan lahayd alibaba meelkasta oo aad joogtid.
Aadna oga dalban layd alaab aad isticmaashid iyo alaab aad ka ganacsatid
Sidi aad uga adeegan lahayd alibaba meelkasta oo aad joogtid. aadna oga dalban lahayd alaab aad isticmaashid iyo kuwa aad sii iibisid.

Ganacsiga online-ka
Sidi aad internet-ka ugu iibin lahayd alaabaha gaar ahaan social media-yaha. boqolaal dollar-na aad u samayn lahayd bilwalba.

Facebook ads
Sidi aad facebook-ga ugu xayeesiin lahayd alaabaha aad iibinaysid. sida ugu dhakhsiyaha badana aad u heli lahayd macaamiil.

Maxay naga dhaheen ardaydeena
Waad mahadsantihiin Baraqoon saacado gudahood wxaan ku fahmay in aan anoo gurigeyga jooga alibaab wax ka iibsan karo anigoo umleynaayey bilo in ay igu qaadaneyso.

Amuun axmed
Ardayad
Alx waxaan bilaabay gancsi alaabahana waxaan ka keensadaa china anigoo ka dalbada alibaba waxaana isuurta galiyay ilaahay ka sokow koorsadan aan qaatay.

Sundus abdi
Ardayad
koorsada inta aanan iibsan waxaan umaleenaayay inay tahay been lkn hada alx waan bartay waana ka dalbadaa waxaana joogaa mogadisho

Maxamed xasan
Ardayad