Waa maxay E-commerce? Qeexid, Faa’iidooyinkiisa

Waa maxay e-commerce? E-commerce ama electronic commerce waa iibka ka dhaxdhacaya internate-ka. Iyada oo la isticmaalayo mobile ipad ama computer. tusaale ahaan waxaad u baahantahay in aad soo iibsato mobile, sida caadiga ah qofka markuu u baahanyahay alaab wuxuu aadaa suuqa wuuna soo iibsadaa alaabti uu u baahnaa hadaba kawaran halki aad aadi lahayd suuqa …

Waa maxay E-commerce? Qeexid, Faa’iidooyinkiisa Read More »