Sidee u bilaabi kartaa ganacsi online ah oo guulaysta?

Ganacsiga online-ka wuxuu ka midyahay ganacsiyada ugu koritaanka badan faa’idooyinka ugu badan laga sameeyo  dunidoo dhan , Waxaa sanad walba ku soo biira ganacsigaan dad aad u tira badan balse nasiib daro way ku guul daraystaan badankooda. Hadaba adiga sidee u bilaabi kartaa ganacsi online-ah oo guulaysta? Waxaan halkaan kugula wadagayaan 5 qodob oo  hadii …

Sidee u bilaabi kartaa ganacsi online ah oo guulaysta? Read More »